HomeWarkiiShirkadii Xawaalada Globalex oo hawada ka baxday iyo Dowlada oo ka hadashay 

Shirkadii Xawaalada Globalex oo hawada ka baxday iyo Dowlada oo ka hadashay 

Shirkadii Xawaalada Globalex ayaa hawada ka baxday kuna dhawaaqday inay shaqada joojisay xili ay dalka iyo dibada lacagaha uga xawili jirtay Soomaalida

Bangiga dhexe ee Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa durba war ka soo saaray xawaaladaani musalaftay islamarkana bangiga gaarsiisay go’aankeeda ay shaqada ku joojisay.

Haddaba Qoraal ka soo baxay Bangiga dhexe ee Dalka ayaa sidan u qornaa:-

May be a graphic of text that says "WARGELIN DADWAYNE Bankiga Dhexe ee Soomaaliya uu dadweynaha wargaliganayaa Xawaalada Globabex iskeed go'aansatay adeeggii Xawaaladeed ee dalka bixin jirtay. Xawaaladda Globalex waxay ay shati xawaaladeed (Money Transfer Business License) ka qaadatay Bankiga Dhexe Soomaaliya sanadkii 2017, shatiga lambar Haddaba, waxa lagu wargalinayaa dhamaan dadwaynaha in haddii jiraan macaamiil qaan ku leh Shirkadda Xawaaladda Globalex ay kala xariiraan lambarka: +252 619621209 emailka: globalexmoneyt@gmail.com ya oo nuqul socodsiin ah siinaya Waaxda iyo Kormeerka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya hagaajinaya Emailka: ugu danbayn 31st Agoosto Mudadaas kor ku xusan kadib, Bankiga Dhexe waxa uu baabi'in doonaa shatiga xawaaladda Globalex. faahfaahin dheeri Email: Communications@centrabank.go.so"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -