Shirkii golaha shacabka ee berri oo dib loo dhigay, Farriinta loo diray Xildhibaanadda.

M.ne Xil. Shirkii Beri oo Isniin ah loo balansanaa waxaa dib loogu dhigey maalinta Arbacada oo tariikhdu tahay 31 March.

Baaqida kulanka ayaa loo sababeynayaa Cadaasika Beesha Caalamka  oo wado Dadaalo lafu qabanaayo Doorasho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here