MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Waxaa Maanta kulan yeeshay Xildhibaanada Soomaaliya iyadoo uu shir gudoominayay Gudoomiye Aadan Madoobe xili waqti danbe oo duhuradii ah  uu furmay shirkaasi.

Madaama maanta ajandaha uu ka mid ahaa hindise sharciyeedka shaqada waxaa maanta xildhibaanada hor yimid Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada Soomaaliya kaasoo Golaha shacabka ka hor aqriyey wax ka badal lagu sameeyey xeerka Shaqada dalka.

Advertisement

 

Previous articleBooliiska oo qabtay askari dil u geystay qof shacaba
Next articleRa’iisulwasaare Xamze oo la kulmay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya+SAWIRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here