DOXA (DAYNIILE.COM)-Shirkii Magqalada Doxa ee caasimada Dalka Qadar uga socdag Dalalla Carab iyo guud ahaan Islaamka ayaa sidii la filaayayba waxaa ka soo baxay dhowr qodob.
Advertisement
War murtiyeedka laga soo saaray shirka waxaa ugu horeyn taageero loogu muujiyay Dowlada Qadar iyadoona la cambaareeyay weerarkii dhawaan Israa’iil ku soo qaaday Dowlada Qadar.
Waxaa sidoo kale shirka laga soo saraay in Dalalka Islaamku garab isasiiyaan, gaa ahaana Qadar oo dhawaan weerar kala kulantay Israa’iil.
In Dalalka Islaamku cunuqabateyn la beegsadaan Yuhuuda,iyo in amniga ay wadajir Islaamku isaga caawiyaan.
Dhanka hadal heynfa bulshada balshada marka la eego waxaa soo baxay warar hore loo sii saadaaliyay taasoo ahayd
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
Advertisement












