Shirkii Dhuusamareeb oo guuldaro ku dhamaaday, iyadoo wasiir Dube oo xili saq dhexe shir jaraa’id qabtay eeda arintaas dusha ka saaray Axmed Madoobe.
Wasiir Dube wuxuu sheegay in shirkale laqaban doono balse marka hore Madaxweynuhu kaqayb geli doono Fadhiga Baarlamaaka.

Talaabadan waxay umuuqataa in la iska indho tirayo Baaqyada Beesha Caalamka, waxaana soo xoogeysanaya warka sheegaya in Gudoonka Baarlamaanku doonayaan mudo kordhin inay samaystaan iyaga iyo madaxweynaha, Iyadoo dhanka kale digniino arintan ah ay ka imaanayaan midawga musharixiinta.

Allaw Sahal Umuuraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here