Waxaa goordhaw madaxtooyada Galmudug ka furmay shir udhaxeeya madaxda federaalka kuwa dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Kulankaan waxa uu hordhac u yahay furitaanka shirka Dhuusamareeb 4 oo saacadaha soo socda furmaya waxaana si toos ah looga daawan doono warbaahinta.

Shirarka loogabhadlaato Soirashada ayaa ah kii Shanaad iyadoona xaalka aad moodid 2alu Xalka Soomalita dhawetn madaama qola waliba dionetsa wax iyada u waas ahboo aan laga fikireynin wax dan u ah Soomaalida

Shirka hada socda waxaa dibad joog ka ah warbaahinta oo aan la fisixin in sawiro iyo muuqaalo kasoo duubtaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here