Shirkii Dowlada Federaalka iyo Maamul Goboleydyada oo Fashil ku dhow

0

5 bisha ayaa loo Balan sanaa in leysugu yimaad Shir weyn ay ka qeyb galayaan Madaxda Dowlada Fedraalka iyo Dowlad Goboleydyada kaa oo ka dhici lahaa magalaada Muqdiaho

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Iclaamiyey shirkaasi isagoona looga Hadli lahaa Siyaasada Dalka iyo Amniga

Maamulka Puntland ayaa isagu ka hor Yimid in uusan ka qeyb galeynin Shirkaasi madaama sida ay sheegeen la garab maray Dastuurka halka Maamul Goboleydyada kale wali laga Heyn wax war ah

Shirka oo wali taalo Gogashiisa Bilaaban lahaa 5 Julay ilaa 8 kaa oo sida muuqata lagu gaari lahaa wax badan oo Dalka iyo Dadka u Roonaa

Soomalida ayaan xiligaan u bisleen hanaan Dowladnimo iyagoo inta badan u shaqeeyo Dowlada Shisheeye oo Dalka Soomaliya kale Dano Gurcan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here