HomeWarkiiShirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo dib loogu dhigay maalmaa xoriyada darteed

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo dib loogu dhigay maalmaa xoriyada darteed

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowlada faderaalka Somalia ayaa la sheegay inay dib u dhigtay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee lagu waday inuu beri oo axad ah  ka furmo Magaalada Muqdisho.

Dowlada ayaa sababta ku sheegtay maalmaha xoriyada 26-ka june iyo 1-da Luul oo nagu soo fool leh kuwaasoo Dowladu ku mashquulsan tahay sidii loo sii diyaarin lahaa xili guddina ay u saartay.
Dowlada mar ay ka hadleysay xiliga loo badalay shirka waxay shaacisay inuu qabsoomi doono 15 bisha soo socota July ee sanadkan inkastoo aaney sharaxaada ku darin Dowlada in shirkaani Puntland iyo Jubaland ka soo qeybgalayaan.
Shirkaan oo dhawaan qabsoomay ayaa waxaa diiday maamulada Jubaland iyo Puntland hadana waxaa muuqata inaysan ka qeybgaleyn madaama wali aan la xalin khilaafka Dowlada iyo maamuladaasi.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -