Muqdisho, November 30, 2023: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow, ayaa shir guddoomiyay kulanka 5-aad ee Guddiga Joogtada ah.
Kulanka maanta ayaa looga hadlay dardar gelinta ajandeyaasha horyaala Golaha Shacabka iyo sidii loo ajandeyn lahaa shuruucda kala duwan oo ay soo gudbiyeen guddiyada Golaha Shacabka iyo Hay’adda Fulinta ayaa looga dooday sida ugu haboon ee loo hor keeni lahaa fadhiyadda Golaha.
Sidoo kale kulanka ayaa aad looga dooday howlaha hortabinta u leh shaqooyinka Golaha Shacabka BJFS.
DHAMMAAAD
May be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 8 people, dais and textMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 3 peopleMay be an image of 2 people and dais
Previous articleMadaxweyne Xasan oo goor dhaw gaaray Dubai+SAWIRRO
Next articleRa’iisulwasaaraha oo booqday Magaalada Af-Madow+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here