HomeWarkiiShirkii Heritage ee Magaalada Dhuusamareeb beri ka furmi lahaa oo loo baajiyay...

Shirkii Heritage ee Magaalada Dhuusamareeb beri ka furmi lahaa oo loo baajiyay xaalada deg-deg ah ee dalku galay.

DHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-Waxaa si rasmi ah u baaqday Shirkii Heritage ee Magaalada Dhuusamareeb  loo balansanaa inuu ka dhaco kadib markii ay qadka teelka ku wada hadleen Madaxweynaha Somalia Xasam Sheeh iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor).
Wararku waxay tilmaamayaan in Madaxweyne Xasan uu amray in la joojiyo shirkaasi madaama dalku ku jiro xaalad adag markii Israa’iil soo weerartay qaranimada iyo wada-jirka Somalia islamarkaana Natanyahu ku dhawaaqay shalay inuu Dowad ahaan u aqoonsaday Maamulka Somaliland.
Shirkaan oo qorshuhu ahaa inuu beri furmo islamarkaana socdo ilaa 30-ka bishaan ayaa lagu waday inay ka qeybgalaan masuuliyiin ka kala socda Dowlada Somalia iyo Maamulka Galmudug ,shirkaan ayaa sanadkiiba mar la qabtaa iyadoo marba meel lagu qabto.
Si kastaba Dowlada Somalia ayaa ku mashquulsan sku-duwidda mowqif qaran oo mideysan si wada-jir looga hor tago qorshaha gumeysiga israa’iil ay ku doonayaan inay dalkeena ku kala qeybiyaan.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
May be an image of camel, monument and text that says "WELCOME TO DHUSAMAREB Hannaanka HanankaySomalyakuGariKarto ay Soomaaliya ku Gaari Karto Aragti Siyaasadeed 00 Midaysan: Jaangoynta Yoolalka 2026 2030 Dhuusamareeb Dowladda Galmudug, Soomaaliya HERITAGE ANNJALFORUM HERITAGE 28-30 28 -30 Diseembar 2025 HERITAGE FORUM IDEAS ANNUALFORUM 225 HERITAGE HERITAGE HERITAGE ANNJAL -DEAS ORUM -DEASE 2025 ANNUAL FORUM IDEAS 2025 HERITAGE HERITAGE ANNUAL ORUM IDEAS2 HERITAGE ANNUALFORUM ANNUAL FORUM IDEAS ANNUAL FORUM -IDEAS 2025 HERITAGE ANNUALFORUM FORUM HERITAGE ANNUAL ANNUALFORUM FORUM IDEAS 2025 HERI HERITAC"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -