HomeWarkiiShirkii ka socday Laas-caanood oo lagu meel mariyay magaca Maamul Goboleedka cusub,...

Shirkii ka socday Laas-caanood oo lagu meel mariyay magaca Maamul Goboleedka cusub, Dastuurk iyo Calanka +SAWIRRO

May be an image of one or more people and crowdLAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM)-Shirweynihii maalmahaan ka socday magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa caawa meeshii u fiicneyd soo gaaray iyadoo guulo waa weyn laga gaaray hadafyadii shirka loo qabtay ee maamul dhisada Dowlad Goboleedka cusub ee reer Khaatumo iyo reer Maakhir isku darsadeen.
Shirka Caawa waxaa lagu meel meriyay magaca uu yeelan doono Maamulka Goboleedka cusub ee aqoonsiga ka heysta Dowlada Somalia waxayna ergooyinku isku raaceen in magaca uu noqdo Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Sidoo kale ergadu waxay caawa ansixiyeen Dastuurka Dowlad Goboleedkaas yeelan doono kaasoo dood iyo sixid iyo ku daris kadib la isla meel dhigay iminka.
Shirweynaha waxaa soo xaadiray 417 ergo ah oo laga soo kala xulay beelaha wada dhistay maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya,kuwaasoo si aqlabiyad leh ku meel mariyay dastuurka
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of 8 people and text that says "Home Design Layout Verdana Rarferences co Clinkunanad Mailags Dantinaka Dawladda poA Dar 025 FINAL AATeлbK LIFAAQA laad: AaBbe Aca AaBbce AaBbGel AaBbcec AaBbe 1Normal Body Heading EB Calanka Dawladda Share 熱 Replace -ing kditing Ada ina 家 ad: Asta vlad taySemings UE"No description available.May be an image of 4 people and daisMay be an image of one or more people and daisMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 2 people, dais and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -