Qorshe lagu diidayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay ka hadlayso dowladda Itoobiya ayaa dhawaan kulan la yeelan doona mucaaradka kasoo horjeeda dowladda cusub.

Shirka lagu burburinayo Qarannimada Soomaaliya ayaa dhawaan ka furmi doona magaalada Garoowe, waxaana la diyaariyay goobihii lagu qaban lahaa marti sharafta

Qorshahaan ayaa ah mid ay ka dhabeyneyso Dowladda Itoobiya, waxaana ay dhisayaan Mucaarad xooggan oo la siinayo hub iyo agab ay kula dagaalamaan Dowladda Xasan Sheekh oo hadda mucaarado badan kala kulma.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya Odayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta Beelaha Soomaaliyeed

Siyaasiyiinta ka qeyb galaya ayaa kala ah.

1 Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi

2 General Moorgan

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe

Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis

General Huud
Iyo masuuliyiin kale oo waaweyn oo aan wali magacyadooda helin

Shirkadan ayaa jawaab u ah heshiiskii qarsoodiga ahaa ee Xasan Sheekh la galay Masar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here