HomeWarkiiShirkii Mucaaradka iyo Dowlada maxaa ka soo baxay

Shirkii Mucaaradka iyo Dowlada maxaa ka soo baxay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Shirkii Mucaradka iyo dowlada oo galabta soo.bilowday ayaa ilaa caawa soo gaaray waxaana wararku tilmaamayaan in la is nari waayay inkastoo qodobada qaar heshiis laga gaaray.

Wararku waxay tilmaamayaan in Dowladu aqbashay in wada hadal ay ka gasho doorashada faderaalka laakiin mida maanul goboleedyada ay lama taabtaan tahay oo ay ku wadi doonaan sida dhawaan ay jadwalka ku soo saareen ee qof iyo codka ah

Warar kale ayaa intaasi ku daraya in Madaxweyne Xasan diiday soo jeedin mucaaradka ka timid taasoo ah in wixii ka danbeeya 15-ka May oo beri ah Madxaweyne xasan talada lala wadaago oo kaliya uu ahaan doono sii hayaha xilka inta dooraahada Madaxweynaha lagu kala baxaayo.

Dhanka kale shirka beri 2 duhurnimo ayaa la balamay in halkiisa laga sii anba qaado si heshiis rasmi ah loo gaaro.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -