Baydhaba (dayniiile.com)-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta soo xiray Shirka Xildhibaanada Labadda Aqal ee Baarlamaanka Fedaralka Soomaaliya kuwaasoo deegaan Doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed.

Shirkaan ayaa  Maalmahan Magaalada Baydhabo ka socday waxaana looga hadlaayay sedex arimood sida uu sheegay Xildhibaan u hadlay shirkaasi.

Advertisement

Sedexda arimoo ayaa kala ah dhameystirka Dastuurka,fatahaada iyo la dagaalanka Alshabaab.

Qodobka Dastuurka Xildhibaanada waxay  isku raaceen inay taageeraan wax ka badalka Dastuurka iyo sidii Soomaaliya u yeelan lahayd dastuur dhameystiran.

Sidoo kale waxay isku raaceen dhanka la dagaalanka alshabaab inay garab ku siiyaan dowkada sidii deegaanada Koonfurtas galbeed looga saari lahaa alshabaab,waxay isku raaceen inay yihiin dadka ugu baahida badan inay iska kacshaan Alshabaab madaama aysan jirin inta badan tuulo u gudbi karta tuulo kale oo ay meel kasta alshabaab ku lug leeyihiin.

Sidoo kale waxay isla qaateen in fatahaadaha wabiga iyo roobabka ay muujiyaan iskaashi ah inay dadka dhibaateeysan wax loo qabto.

Qodobka Dastuurka oo ah qorshe Dowlada Xasan Sheekh ay daneyneyso ayay hore uga hadleen mucaaradka Dowlada kuwaaso aaminsan in xasan Sheekh dastuurka u badalaayo si uu danihiisa siyaasadeed iyo mudo kordhin ugu sameysto.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

May be an image of 3 people and daisMay be an image of 9 people, newsroom, dais and hospitalMay be an image of 13 people, dais and textMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 9 people and daisMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 peopleMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and newsroomMay be an image of 4 people and newsroomMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and beardMay be an image of 3 peopleMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person, smiling and headscarfMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person, headscarf and daisMay be an image of 1 person and dais

Previous articleShariif Sh Axmed iyo Maxamed Xuseen Rooble maxay ka dhaheen ku birista Somalia Dallada Bariga Afrika
Next articleNin Ganacsade ah oo aano qabiil loogu dilay Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here