Shirmadaxeedka Labaatanka dal ee ugu hodansan caalamka ee la isku yidhaahdo G20 ayaa shalay  oo sabti ah ka furmaya boqortooyada Sucuudiga.

shirka sannadkan ayaa ku soo aadaya iyada oo uu dunida saameeyay cudurka COVID19.

Shirkaan ayaa waxyaabaha looga hadlayo waxaa ka mid ah dhibaatda dhaqaale ee uu keenay  cudurka COVID19 iyo sidii looga soo kabsan lahaa.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here