HomeWarkiiSida Beelaha Soomaaliyeed u kala heleen kuraasta Xildhibaannada Dalka Itoobiya

Sida Beelaha Soomaaliyeed u kala heleen kuraasta Xildhibaannada Dalka Itoobiya

Hadda Ogow sida qabaa’ilka ama beelaha Soomaaliyeed u kala heleen kuraasta xildhibaannada heer federaal ee dalka Itoobiya.
* Ogaadeen: 9 xildhibaan
* Ciise: 3 xildhibaan
* Jidwaaq: 3 xildhibaan
* Majeerteen: 1 xildhibaan
* Dhulbahante: 1 xildhibaan
* Gariire: 1 xildhibaan
* Ajuraan: 1 xildhibaan
* Gure: 1 xildhibaan
* Gare: 1 xildhibaan
* Gurgure: 1 xildhibaan
* Isaaq: 1 xildhibaan
* Samaroon: 1 xildhibaan
Wadarta guud: 24 xildhibaan.
HAWIYE – 0
DAAROOD – 14, Xildhibaan
DIR – 8, Xildhibaan
AJUURAAN – 1, Xildhibaan
DIGIL – 1, Xildhibaan
FG. Kama dhigna Qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud u fahamto metelaada beeshaadu ka heshay kuraasta xildhibaannada heer federaal ee dalka Itoobiya.
WAXAA QOREY:
Mohamed Yusuf Bakayle.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -