HomeWarkii"Sida uu ubaxa biyaha badan ugu dhinto ayay dimoquraaddiyaddana ugu dhimataa muddo...

“Sida uu ubaxa biyaha badan ugu dhinto ayay dimoquraaddiyaddana ugu dhimataa muddo kororsi”

Gudoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Babaadir Thabid Cabdi ayaa qoraal uu soo geliyay barihiisa bulshada wuxuu kula hadlay Madaxda Dowlada inay doorashada waqtigeeda oo aysan isku dayin muda kororsi.

Qoraalka Thabid oo sidiisa u qoran halkaan ka kahriso:-

Madaxweyne Xasanow, masuuliyadda ku saaran waa mid weyn, xilliganna waa xasaasi. Si ay Soomaaliya uga xeeladaysato is-baddellada dunida xowliga uga socda, fadlan arrimaha soo socda mudnaan gaar ah sii.

1. Is-baddellada dunida il gaar ah ku eeg.
2. Midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya mucaarid iyo muxaafid la kaasho oo (Xukuumadda Hal Mowqif Ku Middeey).
3. 20-ka January kahor baaqii Kismayo gogoshiisa fidi.
4. Dastuurkii heshiiska lagu ahaa ku soo laabo.
5. Doorasho heshiis lagu yahay oggolow.
6. Ballankaagii ’15 May 2026 maalin kuma darsanayo’ xusuusnow inaad ka dhabeyso.
“𝐒𝐢𝐝𝐚 𝐮𝐮 𝐮𝐛𝐚𝐱𝐚 𝐛𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐭𝐨 𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐦𝐨𝐪𝐮𝐫𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐚𝐭𝐚𝐚 𝐦𝐮𝐝𝐝𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐨𝐫𝐬𝐢.”
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -