HomeWarkiiSidee Itoobiya ula tacaali doontaa tartanka adag ee geeska Afrika?

Sidee Itoobiya ula tacaali doontaa tartanka adag ee geeska Afrika?

=XIGASHO BBC SOMALI=Xiriirka dalalka khaliijka iyo Itoobiya

Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga ayaa ku lug leh dagaallada ka socda Yemen iyo Suudaan. Jawar Maxamed oo ka faaallooda siyaasada ayaa ka walaacsan in Itoobiya ay noqon karto dalka ku xiga.

Xiisada ka taagan geeska Afrika waa mid ka sii dareysaa. Xaalada waxay sii xumaatay markii Israa’iil noqotay waddankii ugu horreeyay ee aqoonsada Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, oo Soomaaliya u aragto in ay ka mid tahay dhulkeeda.

Tallaabada Israa’iil waxaa ka horyimid dalal iyo hay’ado badan, mana jirto cid si cad u taageertay ilaa hadda.

Wadamada loo yaqaan Quwadaha Dhexe oo ay ka mid yihiin, Imaaraadka, Sacuudiga, Turkiga iyo Qatar, ayaa kordhiyay tartanka ay ugu jiraan maamulidda xeebaha Badda Cas.

Waddanka ugu weyn Afrika, Itoobiya, ayaa doonaya in uu gaaro danahiisa qaran.Waxaa jira dalal ka soo horjeeda rabitaanka Itoobiya ee ah in ay gaarto Badda Cas. Hadaba sidee Itoobiya ula tacaali doontaa xiisaddan? Maxayse tahay in ay sameyso?

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -