HomeWarkiiSidey u dhacday Xafladda waqtigii dhidabada loo taagay Dowladd Goboleedka Hirshabeelle +SAWIRRO

Sidey u dhacday Xafladda waqtigii dhidabada loo taagay Dowladd Goboleedka Hirshabeelle +SAWIRRO

Jowhar, 6-Oktoobar-2025:
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geeddi, Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka JFS, Xildhibaanada iyo Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle, Guddoomiyeyaasha Goballada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan, Taliyaha Ciidanka Booliska Hirshabeelle, Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Soomaaliya, Duqa magaalada Jowhar, fannaaniin, bahda warfaafinta iyo marti sharaf ayaa ka qeybgalay.

Dhammaan dhinacyadii goobta ka hadlay ayaa madaxda Dowladda Hirshabeelle ku boogaadiyey kaalintooda iyo halka maanta ay joogto Hirshabeelle.

Ra’iisulwasaarihii hore Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geeddi oo ka hadlayey ogaalkiisa magaalada Jowhar waqtigii ay Dowladdiisa ku shaqeyneysay iyo maanta ayaa tilmaamay inuu indhihiisa kusoo arkay isbeddel dhinacyo badan.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo gabogabada haddal kooban ka jeediyey goobta ayaa yiri: “Dhammaadka sannadka haddii uu Alle idmo waxaa soo idlaan doono mashaariicda lagu hirgelinayo xarumada Dowladda oo iminka gabogabo ah.”

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey martida u timid magaalada Jowhar ka qeybgalka munaasabadda aas-aaska Dowladda Hirshabeelle.

Bulshada Dowladda Hirshabeelle ayaa guud ahaan meel walba ay joogaan bisha Oktoobar waxa ay dunida uga dabaal-deggaan curashada Dowladda Hirshabeelle.

DHAMMAAD

Wixii faah-faahin ah kala xiriir

Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda

Mohamed Shurie Nur

May be an image of 10 peopleMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of ‎3 people, dais and ‎text that says "‎DOWLADDAHIRSHA OHLADUA NOWL MUNA DOWLADDA ADDA HIRSH S-RAD MUNAASABADAS-AAS 4SABA ACoл 5ocToB مان‎"‎‎May be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 4 people, dais and text that says "8068 ั EOTOB NUNAASABADA9-AAD NUNA IDSHABELLE EAASHAASKIA EE"May be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 6 people, dais and text that says "የወን COBER ICTOBER -OBER ACL 폭0원 ይ81ም K NUNAASABADA MUNA A 9-A"May be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of ‎3 people and ‎text that says "‎s0 ១០ទ O ای 30 80‎"‎‎May be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of ‎4 people, dais and ‎text that says "‎DOWLADDAHIRSHA DOWL MUNA ADDA DOWLADDA MUNAASABADAS. ASABA HIRSH مان TO OCTOB‎"‎‎May be an image of 7 people, dais and text that says "nam 400A 940A9-AAFEE JASADA ΠΙΛΟι HIRSH AArEE SELLE AAS-AA"May be an image of 3 people, dais and text that says "風ん ወይልል cr"May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and text that says "OCTOBER 5 OCTOBe cToлoa 5 O O acTO OCTOBE DOWLADDA W MUNAASABADA SHAPP HIRSHABE! DOWLADDAHIRSHABEL ΕΕΛΑς I 9-AAD"May be an image of 2 people, crowd and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 4 people, dais and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -