“” Weli Siyaasi ay is khilaafeen Ama Wax dhax mareen Magaciisa ma xusin isagoo weerar toos ah ku qaadaya. ( M. farmaajo, Fahad & Mursal )

“” hadalada aflagaadda ah ee uga yimaada siyaasiyiinta qaar ay is qabteen ama is hayaan kama aarsado oo sidooda oo kale baraha bulshada ama tv-yada kama caayo isagoo u jawaabaya ( sida Sanbaloolshe & kuwo kale )

“” Ma isticmaalo erayada hanjabaada Qabyaalada iyo wax walba oo bulshada kala sooci kara..( sida madaxda qaar )

“” beelnimada kuma wayno sida madaxda badankood, Soomaalinimada ayuu ka jecel yahay beelaysiga. ( Beshiisaa ku nacday ) .

“” La sheekaysiga dhalinyarada ayuu ka jecel yahay la sheekaysiga odayada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here