HomeCiyaarahaSiminaar ku saabsan kor u qaadida hogaaminta iyo wada-shaqeynta ururrada kubadda cagta...

Siminaar ku saabsan kor u qaadida hogaaminta iyo wada-shaqeynta ururrada kubadda cagta oo lagu qabtay Dalka Tanzani

Waxaa magaalada Dar Es Salaam, Tanzania lagu qabtay FIFA Technical Leadership Introductory Workshop oo loogu talagalay Xoghayeyaasha Guud (General Secretaries) iyo Agaasimayaasha Farsamada (Technical Directors), si kor loogu qaado hogaaminta iyo wada-shaqeynta hoggaamineed ee ururrada kubadda cagta.
Tababarkan ayaa socday intii u dhaxeysay 10-ka Agoosto illaa 15-ka Agoosto 2025, waxaana ka qeyb galay madax kala duwan oo ka socda dalalka xubnaha ka ah FIFA.
Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta waxaa tababarkan uga qeyb galay Xoghayaha Guud ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta Dr Yusuf Muxudin Axmed iyo sidoo kale Muraad Cabdulkadir Maxamuud, oo ah Madaxa Farsamada Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta.
Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa in la xoojiyo fahamka iyo hogaaminta maamulka farsamo, la wadaago waayo-aragnimada hababka shaqo ee hufan, iyo in la abuuro isdhexgal iyo wada shaqeyn dhow oo ka dhexeysa madaxda farsamo iyo xoghayeyaasha guud ee xiriirrada kubadda cagta.
XIGASHO: SOMALI FOOTBALL FEDERATION May be an image of 11 people, people playing basketball and textMay be an image of 6 people, people playing football and text that says "FIFK mut ta"May be an image of 5 people, people playing football and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 people, people studying, blueprint, floor plan and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 3 people, people playing football and text that says "FIFA CAP TFF Atelier d'i leadership our es di ollabe FIFA ona au jue dela delaFIF FIF technigu ead FIFA"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -