Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta kusoo dhigay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Marxuumad Luul Cabdicasiis oo jimcihii u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab la qabad siiyay jirkeeda.

Ciidanka Nabad Sugidda oo maalmihii lasoo dhaafay ku raad-joogay eedeysanaha ayaa ugu dambeyn kasoo qabtay deegaanka Kabdaale oo hoostaga degmada Hobyo ee gobolka Mudug xilli uu halkaas ku dhuumaaleysanayay.

Advertisement

Previous articleRag u adegayay gacan ku dhiiglaha  oo gacanta lagu dhigay
Next articleMadaxweyne Xasan oo Galmudug gudoonsiiyay koobkii Maamul Goboleedyada +SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here