Ciidamada Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa magalaada Muqdisho ku qabtay Horjooge Muxiyadiin Cabdisalaan Maxamuud (Muxiyadiin Daqare) oo ka tirsanaa Khawaarijta, haddana ka mid ahaa gacanyarayaasha Horjooge Axmed Diiriye.

Horjoogahan oo si wayn loogu raadjoogay ayaa lagu qabtay Muqdisho xili uu si dhuumaalaysi ah ku soo galay.

Advertisement

Horjooge Muxudiin Daqare ayaa ka soo howlgalay gobalada, Bay, Galgaduud, Mudug iyo Shabeellaha Hoose.

=XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA=

Previous articleLafta-gareen oo kormeeray kontoroolada laga ilaaliyo Amniga Baydhabo +SAWIRRO
Next articleTahriibayaal Soomaali ay ku jiraan oo xaalad adag ay ku heysato garoonka diyaaradahaMadrid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here