HomeWarkiiSAWIRRO: Banaan bax lagu taageersan yahay Turkiga oo ka dhacay Baydhaba

SAWIRRO: Banaan bax lagu taageersan yahay Turkiga oo ka dhacay Baydhaba

Boqolaal ka tirsan Shacab-weynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta isugu soo baxay Magaalada Baydhaba xili ay taageero u muujiyeen Dowlada Turkiga sida ay Somalia u garab taagan yihiin.

Sidoo kale dadka isku soo baxay waxaa muujiyeen sida ay ula dhacsan yihiin xiriirka walaalnimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga, waxayna wateen shacabka inta badan calanka Dalka Turkey.

Sida hore Madaxda Dowlada Somalia u xuseen Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga waxay ka qeyb qaadatay dowlad-dhiska, horumarinta iyo xasilloonida Soomaaliya iyagoona tababay ciidamada ugu badan ee Milateriga Somalia.

Banaan baxa Maanta Turkiga lagu taageeray wuxuu ku soo aadayaa xili garabka Madaxweynihii hore ee Maamulka Koofurgalbeed Laftagareen maanta sheegeen in shacabka reer Baydhaba lagu qasbayo banaanbaxa.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM May be an image of one or more people and text that says "เยบอด ว9 C+"May be an image of one or more people and textMay be an image of crowdMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of one or more people

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -