HomeWarkiiSirdoonka Somalia oo howlgal ku dilay Alshabaab qaabilsanaa Minooyinka dhulka la geliyo

Sirdoonka Somalia oo howlgal ku dilay Alshabaab qaabilsanaa Minooyinka dhulka la geliyo

Sida warbaahinta Dowladu goor dhaw shaacisay Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay dhagar-qabe ka tirsanaa Khawaarijta, kana mid ahaa xubnaha u qaabilsanaa miinooyinka dhulka lagu aaso, kaas oo muddo dheer lagu raad-joogay.

Howlgalka oo si taxaddar leh ay u fuliyeen ciidanku, ayaa lagu khaarijiyay dhagar-qabahaasi, iyadoo laga soo furtay qori nooca AK-47 ah.No photo description available.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -