Musharaxa xilka Madaxweynaha Maamulka SSC Khaatumo Siyaasiga C/risaaq Khaliif ayaa ka hadlay warkii ka soo baxay Maamulka Puntland kaasoo ay ku cadeeyeen ineysan aqoonsaneyn Maamulka SSC Khaatumo.
Siyaasigaan ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray wuxuu si adag u naqdiyay warka dhanka Puntland ka soo baxay isagoona tilmaamay in warkaasi faragelin ku yahay jiritaabka SSC Khaatumom,sidoo kale wuxuu xusay in warkaasi uu hurinayo colaad iyo khilaaf horleh.
“wixii tabasho ah waa in lagu wajaho si aan wax u dhimayn dadka walaalaha ah ee labada dhinac.”ayuu yiri Siyaasi C/risaaq Khaliif
Haddaba halkaan ka akhriso qoraalka siyaasiga oo shalay ku taariikheysan:-

