NAIROBI (DAYNIIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Naiyrobi ayaa sheegaya in ciidamada Kenya wateen Caawa siyaasiga Cali Yarrre Cali.

Waqti kooban kadib waxaa la xaqiijiyay inay hadana iska soo fasaxeen,waliba faahfaahin lagama bixin ujeedka loo watay.

Advertisement

Cali yarre Cali oo soo noqday Gudoomiye ku xigeenka dhanka siyaasada ee Gobolka Banaadir ayaa mudooyinkaan danbe aad u mucaaradayay Dowlada Soomaaliya.

Cali Yarre isagaa lagu wadaa inuu sharaxi doono waxa loo watay inay arimo siyaasadeed ku lug leedahay iyo in kale.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleMadaxda Mucaaradka oo Dowlada Somalia ku taageeray dagaalka diblomaasiyada ay ka dhanka ah damaca Itoobiya
Next articleMidowga Afrika oo goor dhaw taageeyay shirka IGAD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here