Qore : Yahya Amir

Lo’da Libaaxa

Advertisement

1. Inta badan Siyaasigu marka uu Dadkiisa la hadlayo, waxa uu aaminsanyahay in uu Lo’ la hadalyo.( F.S:1aad)
Kii fahmana waxa uu ku diraa Lo’da kale sabata oo ah ( waxaan Lo’do fahmeeynbaa isaguun u muuqdee). (F.S:2aad)

2. Lo’ du Malahan Qaanuun ay heshiis ku yihiin, Haddii “Shanta Mooro Lo’eed” ee Goballada Dalka, mid ka maqan yahay, oo Kursigiisu bananyahay. Lo’da kale ee Masuulka laga yahay Cows lama sii karo. ( F.S:3aad)

3. Haddii ay sidaan ku sii socto, Shacabkii iyo Ciidankii Libaaxyada ahaa, Madaxooda Waraabaha Deriska ah iyo Waraabe dool Dal kale uga yimid ayaa Madaxii Libaaxa muudmuudsan Doono. ( F.S:4aad)

Waxaa lagu badbaadi karo waa Libaaxa Lo’da ee ma ahan Lo’da Libaaxa.

Qore : Yahya Amir

Previous articleBilyaneerkii ka taajiray geerida dad ay Soomaali ka mid tahay oo isna geeriyooday
Next articleDAAWO: Sababta Xildhibaan Sanbaloolshe uusan bilahaan uga hadlin Siyaasada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here