Wararka laga helaayo Dalka Koonfur-Afrika ayaa sheegaya in kooxo hubeysani dalkaasi ku dileen muwaadin Soomaaliyeed.

Marxuumka waxaa lagu dilay xaafad hoostagta degmada Gugulethu ee magaalada Cape Town xili kooxihii dilayna aysan cidina soo qaban.

Advertisement

Sidoo kale Marxuumka oo lagu magacaabi jirey Ibrahim Afurow Nuur Xuseen waxaa la sheegay inuu markii hore dhaawac ahaa balse markii la isku dayay isbitaal  la geeyo uu dib ka geeriyooday

Allaha u naxariistee muwaadinka Soomaaliyeed waxaa lagu wadaa in lagu aaso Qabuuraha Muslimiinta ee Cabe-Town.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleDowlada Itoobiya oo dad badan usoo xirtay bixinta Baasabooro sharci daro ah
Next articleDowlada oo soo qabatay odayaashii ka dambeeyay dagaal Beeleedka Sh.dhexe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here