HomeWarkiiSomalia iyo Mareykanka oo Muqdisho ku wada hadlay

Somalia iyo Mareykanka oo Muqdisho ku wada hadlay

Muqdisho, 2 Maarso 2026 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Muqdisho kula kulmay Ku-Xigeenka Safiirka Mareykanka, Chargé d’Affaires Justin Davis, si loo xoojiyo xiriirka iyo iskaashiga adag ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga, is-dhexgalka siyaasadeed, iyo isku-duwidda diblomaasiyadeed ee lagu taageerayo nabadda iyo xasilloonida dalka.

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay Mareykanka u aragtaa saaxiib istaraatiiji ah oo muhiim ah, iyadoo taageeradiisa joogtada ah ee dhinacyada bani’aadannimada iyo amniga ay weli door weyn ka qaadaneyso xasilloonida dalka iyo horumarinta hay’adaha dowliga ah.No photo description available.May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and daisNo photo description available.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -