HomeWarkiiSomalia oo gaadiid badan kala wareegtay Mareykanka+SAWIRRO

Somalia oo gaadiid badan kala wareegtay Mareykanka+SAWIRRO

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Safiir ku xigeenka Safaaradda Maraykanka Mr. Steven Gillen kala wareegay gaadiid Dawladda Maraykanka gaar ahaan waaxdeeda la dagaalanka Argagixisadu ugu talagaleen Ciidanka Boliiska.
Munaasabad kooban oo wareejinta gaadiidka loo qabtay ayuu Taliyuhu uga Mahadceliyey Dawladda Maraykanka taageerada iyo garab istaagooda, waxaana uu sheegay in Ciidamada gaarka ah ee la dagaalanka Argagixisada qeybna ka ah Boliiska oo horumarin balaaran lagu sameeyey gaadiidkan adeegsan doonaan .May be an image of 2 people and textMay be an image of 2 people and carMay be an image of 3 people and daisMay be an image of car and textMay be an image of car, jeep and textMay be an image of jeep and textMay be an image of 4 people and people studyingMay be an image of 1 personMay be an image of 2 peopleMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 15 people, people studying and tableMay be an image of 2 people, car, road and textMay be an image of 1 person
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -