HomeWarkiiQM oo Somalia ka saartay liiska askareeya caruurta

QM oo Somalia ka saartay liiska askareeya caruurta

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shaacisay in Soomaaliya laga saaray liiska Qaramada Midoobey ee askareynta carruurta, kadib go’aan rasmi ah oo ka soo baxay QM, kaas oo lagu cadeeyey in Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed aysan ku lug laheyn kiisaska askareynta carruurta.
Dowladda Sooomaaliya ayaa masuuliyad iska saartay dhowrista badqabka shacabka, gaar ahaan carruurta Soomaaliyeed, iyadoo mudnaan gaar ah la siinayo ka hortagga askareynta carruurta xilliyada colaadaha hubaysan, si waafaqsan Dasturka dalka, heshiisyada iyo xeerarka caalamiga ah ee Soomaaliya ay saxiiday.

May be an image of map and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -