NEW YORK (DAYNIILE.COM)-Wakiilka Somalia ee QM Danjire Abuukar Daahir Cusmaan ayaa goor dhae Shirka Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe wuxuu kaga hadkay weerarkii Israa’iil ku qaaday Dalka Qadar.
Danjire Abuukar Baalle si kulul ayuu uga hadkay qadiyadaan,euxuuna ugu horeyn cambaareeyay weerarkaasi isagoo sheegay in Somalia garab taagan tahay walaalahooda Qadar
“Waxaan ayidsanahay xaqa ay u leedahay Dowlada Qadar inay qaaddo tallaabo kasta oo ay uga jawaabeyso gardarrada Yuhuuda” ayuu yiri Abuukar Baalle
Dowlada Masar oo dhankeeds ka hadashay gardarada Yuhuuda ayaa ku hanjabtay hadii Yuhuudu duqeyso dalkeeda inay dagaal toos ku qaadi doonaan.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
