Waxa soo baxaya warar sheegaya in Dowlada Somalia soo iibsaneyso diyaaradihii dagaal ee Pakistan uga yaabasatay India dagaalkii ugu danbeeyay ee dhex-maray labadaan Dal.
Diyaaradaan Dagaal oo Pakistan ay farsameyso ayaa lagu magacaabaa  JF-17 waana diyaaradii dagaalkii India soo riday diyaaradihii India ee Faransiisku farsameeyo..
Lama faahfaahin tirada Somalia iibsaneyso iuo qiimaha ay ku kaceyso intaba.
Dhanka kale heshiiska wax wada iibsiga ee labada Dal ayaa imaanaya xili sabadkii 2025-kii Bishii Agosto heshiis iskaashi dhanka milateriga.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
