HomeWarkiiSAWIRRO: Somalliland oo ciidamo kumanaan kun ah ku soo bandhigtay furimaha kala...

SAWIRRO: Somalliland oo ciidamo kumanaan kun ah ku soo bandhigtay furimaha kala dhexeeya Maamulka Waqooyi Bari

May be an image of textLAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM)-Maamulka Somaliland ayaa aaga deegaanka Oog ee Gobolka Sool  waxay ku soo bandhigeen cidamo ka badan 5 kun askari oo dhawaan ay tababar u soo xireen kuwaasoo loo maleynayo inay doonayaan ku cabsi geliyaa Madaxda sare ee Dowlada Somalia ee ku sugan magaalada Laas-caanood.

Warar hoose ayaa sheegaya in Madaxweyne Xassan uu soo howlge;iyay diyaarado dagaal nuuca qumaatiga u kaca waliba kuwa casri ah oo dhawaan Dowladu ka iibsatay Turkey kuwaasoo ay wadaan islamarkaana maamulayaan ciidamo ka tirsan kuwa Cirka Xooga Dalka Somalila.

Ciidamadaan oo qalabeysan ayay maamulka Somaliland ku soo bandhigeen warbaahinta hortooda xili ay ku sugan meel wax ka yar 100KM u jirta Magaalada Laas-caanood oo wafuuud caalami ah iyo Madaxda Dowladu iskula sugan yihiin.

May be an image of textNo photo description available.No photo description available.May be an image of one or more peopleMay be an image of textMay be an image of crowd

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -