Hooyadi ugu horreysay oo halmar dhashay 9 carruur ah ayaa si nabad ah ugu laabatay dalkeeda Mali iyada oo si diirran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha caalamiga ee caasimadda Bamako ee dalka Mali.

Xaliimo Ciise oo ku umushay magaalada casabilanca ee dalka Morocco ayaa carruurta ku dhahay qaabka beeritaanka ee loo yaqaanno (IVF).

Carruurta ay haweeneydan halka mar dhashay oo 9 ah ayaa isugu jira 5 gabdhood iyo 4 wiil. Wasiirka caafimaadka dalka Mali Diéminatou Sangaré iyo dadweyne aad u badan.

Hooyadan ayaa dhigtay rekoor cusub waxaana lagu diiwaangeliyey diiwaanka dhacdooyinka caalamka ee la yaabka leh lagu quoro oo afka qalaad loo yaqaannno Guinness World Record.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here