Soo dhaweynta Musharax Xasan Cali Kheyre oo malaayin qof isagu soo baxday(Daawo Sawirada)

Waxaa dhawaan la sugayaa inuu Eraboorka Caalamiga Aadan Cade ka soo Dego Ra iisal wasarihii Hore ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre

Soo dhaweynta ayaa u muuqata mid ka duwan sidii hore iyadoo isugu soo baxeen Malaayin Qof

Soo dhaweynta Musharax Kheyre ayaa ka duwan siday ahaan Jirtay soo dhaweenadii hore waxaana muuqata Taageerada shacab uu lee yahay Kheyre

Bar baarta Gaashaaman kooxaha Fardoowleyda iyo Dad weyne aad u badan ayaa dhooban wadooyinka

Musharax Kheyre ayaa u muuqda in uu heysto taageerada ugu badan shacabka madaama uu qabtay shaqo wanaagsan

Halkaan kala soco soo dhaweynta Kheyre

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here