HomeWarkiiSoo jeedinta Iiran ee furitaanka Marinka Hormuz iyo Mareykanka oo diidan

Soo jeedinta Iiran ee furitaanka Marinka Hormuz iyo Mareykanka oo diidan

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Marco Rubio, ayaa sheegay qaadacay soo jeedinta ka timid Dowlada Iiran ee ku aadan qaabka ay doonayaan inay u furaan marin biyoodka Hormuz oo ah marin muhiim u ah adeegsiga maraakiibta Dunida.

Iiran waxay soo jeedisay inay in la is-dhaafsado furitaanka Marinka Hormuz iyo shuruudaha ay wataan balse Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa markiiba shaaciyay in dalabka Iiran uusan waafaqsaneyn dalabaadka  Mareykanka.

Marco Rubio wuxuu tilmaamay sida Iran rabto uu yahay inay lacag ka qataan markabkii soo mara Marinka Hormuz  kii diidana ay weeraraan isagoona carabka ku adkeeyay in taas aysn aqbali karin oo aysana u arkin uritaan marin.

” heshiiska ay la gasho Mareykanka, balse waxa uu carabka ku adkeeyay in heshiis kasta uu xannibo wadada loo maro hubka nukliyeerka” ayuu yiri Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Marco Rubio

Afhayeenka Aqalka Cad ee dalka Mareykanka Carolyn Levitt, ayaa iyadana la waydiiyay in Trump uu aqbali doono dalabka Iiraan ayay ku gaabsatay in Madaxweynuhu shir jaraa;id qaban doono kana hadli doono sida aragtidiisa ay tahay iyo jawaabta uu ka bixin doono dalabka Iiran.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -