HomeWarkiiSoomaalida oo markii ugu horeysay laba xildhiaan ka helay Dalka Norwey

Soomaalida oo markii ugu horeysay laba xildhiaan ka helay Dalka Norwey

OSLO (DAYNIILE.COM)-Laba Xildhibaan oo asalkoodu Soomaali yihiin ayaa xalay markii ugu horreysay kusoo baxay doorashada Baarlamaanka Dalka Norway kadib doorashoadii xalay la soo gabagabeeyay.

Soomaalida ku dhaqan Dalka Norwey ayaana u dabaal degayguusha  labadaasi kursi ay ka heleen markii ugu horeysay Baarlamaanka Dalka Norwey oo Somalia badan ay ku dhaqan yihiin.

Maryan Cabdi Xuseen oo sanadkii 2021-kii markii ugu horeysay ku biirtay Baarlamaanka Norwey ayaa hada dib loo soo doortay waxaana qoflka labaad noqday Haashim Muxudiin oo ay u tahay isaga markiisii koowaad halka Soomaalidana ay u tahay kursiii labaad oo ay ka helaan Baarlamaanka Norwey.

Talaabadaan iyo farxadaan Soomaalida Norwey ay maanta heystaan waxay ku timid isku duubnida iyo ka dhex muuqashada guud ahaan siyaasada Yurub iyo Ameerika.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM 

May be an image of 2 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -