Qaar ka mid ah waalidiinta Soomaaliyeed ee dalka Sweden ayaa saddexdii sano ee lasoo dhaafay ka faa’iidaystay mashruuc ku saabsanaa leylinta iyo barbaarinta ubadka.

Mashruucan ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka ay kamid yihiin dilalka dhallinyarada Soomaalida dhexdooda oo sanadkan gaaray qiyaastii 10 qof.

Sidoo kale waxaa mashruucan uu xoogga saarayay ka hortagga maandooriyaha iyo sida ugu haboon oo waalidka iyo caruurta qurbuhu ay isku fahmi karaan.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here