Soomaaliland oo ka hor marsan Soomaaliya hab shaqaale iyo mid Amni

0

Soomaaliland waa Maamuul horay ugu tirsanaa jiray Dalkii leysku oran jiray Soomaali weyn laakiin gooni Istaag ku dhawaaqday 1991

Xiligaa waxii ka danbeeyey waxay sameyeen hor mar eysan sameen Soomaliweyn inteeda kale waxeyna sameysay hor mar weyn oo dhanka dhaqaalaha iyo Siyàaasada

Hadaba maxaa ku kalifay in ay isaga baxaan Soomaaliya

1 ma helin xaquuq Siman ay xaq ugu lahayeen Soomaaliya madaama laba maamul kala madax banaan ahayeen ayna kala gumeysanayeen Ingariis iyo Talyaani waxaana jagooyinka sar sare isku qaatay Soomaalida Koonfureed kuwaa oo qaatay Madaxweynaha iyo Ra iisal wwsaaraha waana caqabada koowaad ee keenay in ay Gooni istaag ku dhawaaqaan

2 Dowladii Militariga waxay ku heysay Cadaadis ban oo keentay in Dadkooda Aqoonta leh leh la xir xiro kuwaa oo lagu haayey caburin aysan qaban Soomalida kale

3 ma ka jirin dhulkooda Hor mar xiliyadii adowlada Dhexe loomana ogolee in Magaalooyinka waa weyn ay ka dhistaan Dabaqyo waa weyn oo dhowr Biyaano ah

4 Xasuuqii Xeebta Jasiiro oo keentay dhaliyaro Soomaaliland ah laga soo aruuriyo Aqaladooda Dilwaradeed loo geystay

5 waa Shacabkii ugu horeeyey ee ka Tirsan Soomaaliweyn oo magaalo Diyaarad Dagaal ka soo kacdo lagu xasuuqo shacabkii

Intaa iyo kuwa kale oo isbiirsaday ayaa sabab u ah in Soomaliland ka baxdo maamulkii leyslu oran jiray Soomaaliya

Hadaba yaa hor marsan Soomaaliya iyo Soomaliland

Soomaaliland 12 kii Sano ee u danbeysay waxay Sameysay Horumar Dhaqaale iyo Mid Amni aysan gaarin Soomalida intee kale

Magaalooyinka waa weyn waxaa ka muuqata Hor mar Dhanka Dib u dhiska waxay ku dhiiratay in ay soo dagaan Shirkado oo ku dhiiran karin xiligaan Soomaliya inteeda kale

Hor mar dhanka dhaqaalaha Soomaliland shacabka waxay wax ku kala Iibsadaan Shilinkq Soomaliland ma jirta Doolar wax lagu kala Iibsado waxaana Halkii Doolar lagu kala Iibsadaa 800 iyo Ja jab ee Shilin Soomaliland halka Soomaliya wax lagu kala Iibsado Doolar Sarifka Halkii Doolarna lagu kala Sarifto 40 Kun ee Shilinka Soomaalìya

Waxaa ka jira Soomaaliland Nabad la taaban karo aysan Heysan Maamulkii ay ka go e

Hadaba ma laga yabaa in Soomaaliland mar kale la midoowda Soomaaliya

 

Taa waa maya madaama Shacab iyo Siyaasi misna dooneynin Soomaliweyn iyo Hor marka ay hada gaartayna u muuqan in Soomalida kale ay gaari karaan

Si kastaba ha ahatee Soomaaliland oo aqoonsi Caalami heysan baa horumarkaa gaaray haday helaan Aqoonsi Caalami ah sidee ay noqon doonaan?

 

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here