Soomaaliya Madaxweyne Noocee ah ayeey u baahan tahay

0

Dalka Soomaaliya ayaa 4 sano waxaa ka dhaco Doorasha uu ku soo baxo madaxweyne la leeyahay oo shaqsi maal gashtay ama Dowlada Shisheeye

Ma jira Madaxweynr la Doortay oo kaligii Go aanka Iska leh mar walbana waxuu Go aan ka qataa shaqsi maalgashtay oo lacagta lagu Doortay bixiyey madaxweynaha kaa oo ah Milkilaha Dowlada

Dalka ayaa Dhib weyn ku qabo Madaxweyne aan la heyn Go aan taana waxay Keentay in mar walba uu Fashilmo Masuulkaasi Dalka Garwadeenka ka ah

Markaan Fiirino intii Dowlad la soo dhisay waxii ka danbeeyey Bur Burkii Dowladii Maxamed Siyaad Bare ma jirin Hogaamiye Dalka ku Hogaaminaayey Taladiisa mar walbana waxaa amarka Siinaayey Milkilaha Dowlada

Markaan Fiirino Dowladii Xasan Sheikh Waxaa Go aanka lahaa Faarax Cabduqaadir taana waxay keentay in Madaxweynaha Go aan uusan qaadan kaligii mar walbo Dowlad la dhisaayo uu soo xul Faaarax Cabduqaadi halkii Go aanka uu lahaa Ra iisal wasaraha uu soo magacaabay madaxweynaha

Dowladii Xasan sheikh waxay Fashilantay amarada Faarax Cabduqaadir oo ahaa Milkilaha Dowlada

Waxaase ka daran Madaxweyne Farmaajo oo talo ka goin talada Fahad Yaasiina ku shaqeeyo waana taa nkeentay mar walbo oo Go aan qof kale soo yeeriyo uu qaato Madaxweynaha uu ku fashilmo

Dadka ayaa isweydiinayo waxa ay kala shirayaan Fahad yaasiin iyo Muuday Ahmed Madoobe oo kala hadlayaan arinta Gobolada Geddo

Waxaa is weydiin Mudan Gobolka Gedo maciidan Soomaali ayaa heysto oo Xaduudahiisa ka ilaalinaayo Cadow Su aasho waxay Tahay Ciidanka Gobolka Gedo laga saraayo iyo Kuwa la ageeynaayo

Hadaba Maxay u baahan tahay Soomaaliya ma madaxweyne la maamul oo Go aan laheyn ama Madaxwetne isagu ismaamul Go aanka Masiiriga ahna Gaaro

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here