Dowlada Soomaaliya ayaa ka codsatay Qaramada Midoobe in la hakiyo dalabkii ahaa in la dhimo Ciidamada Midowga Afrika.

Cidsiga Dowlada ayaa imaanaya Xili Wafdi ka socda Dowladda Federalka Soomaaliya ay ku sugan yihiin Magaalada New York  halkaasoo ay kaga qeybgalayaan shirka sabadlaha ah ee Dalalka ku jira Golaha amaanka Qaramada midoobe.

Advertisement

Dowlada Soomaaliya ayaa xustay in sababo farsamo darteed ay dalbaneyso in la hakiyo qorshihii ahaa in la dhimo Ciidamada Atmis ee ku sugan Dalka. Gaar ahaana wejiga labaad ee qorshahaani.

Codsiga Dowlada ayaa imaanaya xili dalka ay ka socdaano dagaalo xooggan oo u dhexeeya alshbaaab iyo Dowlada .

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here