Soomaaliya Qaadka ma laga joojiyey misa hadoow Xooli ku soo galaa

0

Tan iyo markii Dowlada Federaalka ku dhawaaqday in Qaadka la joohiyey ayaa waxaa soo dhaweeyey shacab badan Soomaaliyeed dhib ba an ku haayey Qaadka

Waxaa muuqata in Joojinta Qaadka Dalka Kenya in uu yahay mid Siyaasadeyd oo lagu Cuuryaaminaayo dalka Kenya Dowlada Etoobiya lagu Naas Nuujinaayo

Dalka Soomaaliya hada waxaa Qaadka u soo galaa si xad dhaaf ah waxuuna ku soo galaa gaariyaal halkii markii hore Diyaarado Keeni jireen

Qaadka Etoobiya oo markii Hore Soomaaliland kaliyaha laga Isticmaali jiray ayaa hada moodaa in Soomaaliya oo idil laga aisticmaalo walina Saacad Saacadna u soo galo isagoo ka jaban kan Kenya taana waxay keentay in Dad badan oo markii hore aan awoodin hada barteen madaama Qiimahiisa aad uga hooseeyo kan Kenya

Waxaa cad in Madaxweyne Farmaajo uu fulinaayey heshiiska Etoobiya iyo Soomaaliya sidaana ku joojiyey Qaadka Kenya una Fasaxay Dalka Etoobiya

Dadka u durasa Siyaasada ayaa qabo in Joojinta Qaadka Kenya ay isla ogyihiin Dowlada Soomaliya iyo Etoobiya

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here