Somaliland oo bilowday in xirxirto dadka kasoo jeeda koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ee ku nool Laascaanood.

Garoonka Cabdi Bille oo ku yaalla Laascaanood ayaa la isugu geeyay ganacsatadii kasoo jeeday Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya kuwaas oo ku ganacsanayay Gobolka Sool.

Ilaa iyo hada ma cada ujeedka ka dambeeya dadkaan ay soo xirxirtay Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here