24kii saac ee igu dambaysay warbaahinta caalamka ayaa si aad ah uga faaloonaysa weerarki lagu qaaday musharixiin uu kamid yahay Ra’isul wasaarihii hore ee dalka Hassa ali khayre waqti uu hor kacayeen banaan-bax nabadeed oo ay dhigayeen shacabka,

Warbaahinta qaar ayaa ku tilmamaamay in soomaliya uu kasii guurayo nidaamkii doorashada ee is ogolka ku dhisnaay ee lagusoo waday in.muddo ah una guurayo nidaam kaligii talis ah,

Warbaahinta qaar ayaa aadugu dheeraaday faalooyinka ay ka bixunayaan marxaladda uu galay dalka, ” waxa uu ku waayay xilka kadib marki uu diiday muddo kororsi iyo talo hal dhinac ah, waxaa xilka laga qaaday isagoo kulan wada tashi ah la.leh shanta maamul goboleed si loo qabto doorasho loo dhan yahay, hadana shalay waxaa la weeraray isagoo horkacaya shacab ka cabanaya kaligii talisnimadii oo shalay ka digay*

Hadalkas waxa uu ku jiray faalo dheer uu laga qoray weerarkii shalay lagu qaaday Musharixiinta uu kamid ahaay Xassan cali khayre,

Si kastaba Musharax madaxwayne Xassan cali khayre ayaa loo arkaa nin Weli ku taagan hasafkiisii ahaa doorasho xor ah oo ku dhacda si wadar ogol ah & diidmadiisii lix bilood ka hor ee ahayd ka hortaga kaligii talisnimo ,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here