Iyadoo la adeegsanayo saxafiyiin qarsoodi ah, ayuu barnaamijka baaritaanka ee BBC Africa Eye wuxuu dhexgalay shabakado sharcidarro ah, oo lagu dhex arkay carruur laga soo afduubtay hooyooyiin guryo la’aan ah

 

Waxana Caruurtaan la xado  laguna iibiyay wax ka yar $300 oo dollar. Baaritaanka baaritaankan ayaa socday muddo sannad ah.

 

Sidoo kale waxaa la helay caddeyn muujineysa in cisbitaallo lagu iibiyo carruurta laga tagay, waxaa sidaa sameeya shaqaalaha caafimaadka ee Isbitaalka Mama Lucy Kibaki, ee Nairobi. Maamulka Isbitaalkaas kama aysan hadlin arrinta.

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here