In this photo taken Friday, Jan. 18, 2013, Somali journalist Mohamed Mohamud holds his camera in the Medina hospital compound in Mogadishu, Somalia. Mohamud was among the at least 70 journalists killed on the job around the world in 2013, including 29 who died covering the civil war in Syria and 10 slain in Iraq, according to the Committee to Protect Journalists. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh, File)

Maanta oo kale 3 May, waxaa caalamka laga xusaa maalinta caalamiga ah ee xurriyadda saxaaafadda, maalintaan ayaa xukuumadaha lagu xasuusiyaa baahida loo qabo in ay xil iska saaraan xurriyadda saxaafadda.

Maalintaasi ayaa sidoo kale u astaysan maalin ay xirfadleyda saxaafaddu kaga hadlaan arrimaha la xiriira xuriyadda saxaafadda iyo anshaxa xirfadleeyda.

Marar badan waxaa dhacda in suxufiyiinta Soomaalida gaar ahaan kuwa dalka gudahiisa ka hawlgala ay wajahaan tacaddiyo isugu jira dil, xarig iyo jirdil intaba.

Haddaba waa sidee xaaladda iyo duruufaha ay ku shaqeeyaan suxufiyiinta ka hawlgala Somaaliland ayadoo wali haatan lagu jiro xilli ay doorasho ku soo fool leedahay deeganaadaas.
Guddoomiyaha ururka Suxufiyiin Somaliland ee SOLJA loo soo gaabiyo Sakariye Axmed muxummed ayaan arrimahaas ka waraysannay

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here