Markabka Sea Watch ee laga leeyahay dalka Jarmalka ayaa saaka Badda Liibiya iyo Yurub u dhaxaysa ka soo Sama tabixiyey 49 qof oo xaalad adag ku sugnaa.
Isla maanta ayaa 25 qof oo kale waxaa Markabkan uu ka soo samata bixiyey baddaas.
Dhammaan dadkan ayaa u badnaa Afrikaan doonyaha la buufiyo ka soo raacay xeebaha Liibiya iyagoo ku sii jeeday Qaarada Yurub.
Office Nairobi Kenya