MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Wasaarada arimaha dibada Somalia ayaa ku guuleysatay inay Dalka Ruushka ka soo deyso Tahriibayaal Soomaaliyeed oo halkaasi ku xirnaa.

Dhalinyarada xabsiga laga soo daayay ayaa tiradooda lagu sheegay 16 ruux iyadoo kuwa kalana ay wali xiran yihiin.

Advertisement

14 ka mida dhalinyaradas ayaa Maanta soo gaareen Magaalada Muqdisho kuwaasoo ka soo degay Adan Cabdulle International Airport ee Magaalada Muqdisho.

Wiil yar oo ka mida ayaa la weydiiyay in wax dhibaato ah xabsiga loogu geystay,wuxuu xusay inaan wax tacadi ah loo geysan.

 

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleDAAWO: Beesha Muddulood oo Xoollo badan geysay Tacsida Marxuumad Khadiija Diiriye
Next articleHogaamiyaha SSC Khaatumo oo si rasmi ah u cadeeyay mowqifkooda doorasho ee Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here